Tacsi - Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun

Annaga oo kala ah: Nuux Amin iyo xaaskiisa, mohamed daud iyo xaaskiisa, mohamud egal iyo xaaskiisa, abdulla tubeec iyo xaaskiisa, kayse nuur iyo xaaskiisa, abdirakim alin iyo xaaskiisa, abdirahmaan barre iyo xaaskissa, hasan farax iyo xaaskiisa iyo dhamaan walaalah degan dallas texas, waxay tacsi tiiraanyo iyo murugo leh uga soo dirayaan eheladii uu ka geeriyooday walaalkood naxariis tii allaha siiyee marxuum Colonel mohamud Muuse oo loo yiqiinay (Colow)... eebeen janadii ha ka waraaiyo inagana samir iyo iimaan ha inaga siio..Aaaaaaamiiiin, Aamin



Comments

There are no comments yet. Be the first !

Leave your own comment!