Tacsi ka socota Bahda TOGAHERER Media
BAHDA TOGAHERER MEDIA WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA KU TIMID ALLE SWT HA U NAXARIISTEE COL. MAXAMUUD MUSE COLOWDhamaan.
Bahda Shabakadda ToggaHerer Media waxay iyagoo ka tiiraanyaysan dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle Ha u naxariisto Godka Neecaw qabaw iyo ka ku siiyo nariiro Marxuum Col Maxamuud Muuse Colow oo ku geeriyooday Magaalada Boramalaguna aasay isla Maanta Magaalada Borama 8 Jan 2009.Alle SWT waxaanu uga baryayaan Inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Ehelka Asxaabta Iyo Shacbiweynaha Somaliland , Marxuumkana waxaanu Alle SWT uga Tuugaynaa naxariistiisi jano ka waraabiyo. Inaa li laahi wa inaa Ilayhi raajicuun.
| oday 10-01-11 03:31:11 |
| Fadlan sax magaca webka adiga oo mahadsan magaca webku waa TogaHerer ee maaha Togdheer |