Tacsi - Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun

ANAGA OO AH DADKA MAGACDOODU HOOS KU QORANTAHAY WAXAAN TACSI U DIRAYNAA QOYSKII IYO QAARABADII IYO ASXAABTII UU KA GEERIYOODAY ALLAHA U NAXARIISTEE MAXAMUUD MUUSE COLOW OO DHAWAAN KU GERIYOODAY MAGAALADA BOORAMA.

WAXAAN ILAAHA QAADIRA BARYAYNAA INUU KASIIYO SAMIR IYO IIMAAN ISAGANA UU KAWARAABIYO JANAATUL FIRDWS,AAMMIIN ,AAMMIIN

Maxamed Muxumed Fadal.

Suleymaan Cabdi Dugsiiye

Axmed Cabdi Dugsiiye

Axmed Cige Riiraash.

Jibriil Sh.Cilmi Muuse.

Maxamed Xuseen Faarax.

Maxamed Faarax Kaahiye

Qaasim Xuseen Kaahiye

Xuseen Axmed.





Comments

There are no comments yet. Be the first !

Leave your own comment!