Tahniyad Dhalsho: Dr C/rashiid Dahir Aye iyo Murwadiisa Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar
Dhamaan Ardayda wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Tahniyad Dhalasho u Dirayaan Dr.C/rashiid Dahir Aye iyo Asma Sheekh abdilahi Sheekh Ali Jowhar.Sidoo kale Anigoo ah C/samad X Axmed Misan waxaanu si wadajira tahniyad ugu diraynaa
{ Boqorka Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Boqrada: Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar }
oo wiil ugu dhashay gobolka Awdal ee Magaaladda Borame,Jamhuuriyadda Somaliland,
Abdisamad X ahmed { Misan Khan }
Dr.Mukhart Ismacil Gige
Dr.Abdiasiis Maxmed Muxamaed Fadal.
Dr.Abdirashiid Maxmed Muxamed Fadal
Eng.Ibrahim ismacil Cige.
Cabdishakur Nuur Abdi. Alifoow
Farhan Bashir Hassan
Abdirazak Haji Mohamed { Turbac }
Adam Mohamed Adam { Masri }
Abdiwali Abdullahi Jamac
Abdirahman Mohamed qeylshe
Abdinasir Mohamed Sheikh { Shubka}
Abdirnasir Mohamed Cali { Dinaa }
Abdirizaq Mohamed Yuusuf { Ithna Cashar }
Abdirizaq Mohamed Aadan
Hassan Mohamed Aadan { Kuwataro }
Mohamed Abdirizaq { Cagayare}
Ibarhin Mohmed Olad {Indha Shite}
Kamaal Guuleed
Qays Husein Buraale
Farhan Ali Elmi
Mukhtar Diriye Khalif
Ali Bishar Abdirahman .
Abdifatah Mohamed Adan
Mr-Xamse Maxamed Cabdilaahi
Maxamed Cumar Maxamed
Axmaed Cumar Ismaciil
Maxamed Cumar Ismaciil
Dhamaan Ardeydaani waxay Hanbalyo tahniyad dhalasho ay u dirayaan Dr.C/rashiid Dahir Aye iyo Murwadiisa Asma sheekh C/lahi Sheekh Cali Jowhar oo wiil ugu dhashay Magalada Borama ee Gobalka Awdal 17-kii bisha January 2010, wiilkaasi oo loo baxiyey {XAMSA C/RASHID DAHIR AYE } ,
Waxaana leenahay dhamaantayo dhan, wiilkaasi ha noqoto kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa anfaca.
Amiin Amiin Amiin Amiin ..............................
by,Mizan khan ....