Tacsi ku socota Cabdi Ibraahim iyo reer Ibraahim Xaaji Xuseen(Fanax)
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Cabdi Ibraahim Xaaji Xuseen (Fanax), reerkiisa, dhamaan reer Ibrahim Xaaji Xuseen iyo dhamaan ehel iyo qaraabo, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida dag daga ah ee ku timid Allaha u naxariistee MUSTAFA CABDI IBRAHIM (FANAH) oo ku geeriyooday DALKA NORWAY. Waxaan Ilaaha qaadirka ah ee naxariista badan uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena inaga siiyo samir iyo iimaan....AAMMIINN
Maxamad Muxumad Fadal
Axmad Cige Riiraash
Cabdiraxman Aw Cilmi
Dr. Maxamad Nuux Cali
Cabdi Barkhad Wabari
Cumar Kaamil Samatar
Rashiid Aw Nuur Xirsi
Cabdulwahaab Cusmaan Cumar
Axmad Cabdi Dugsiiye
Suleymaan Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye
Cabdulqani Sheekh Muxumad Farah
Cabdulkariim Xaaji Ibraahim
Maxamuud Sheekh Xasan Taani
Xasan Xuseen Wabari
Cabdilaahi Faarax Gaboobe
Cabdilaahi Ibrahim Xuseen
Maxamad Cabdulraxmaan Aw Cilmi
Cabdiraxman Abiib Qalinle
Harawe Sheekh Cumar
Cabdulraxmaan Cumar
Cali Xaashi
Faysal Muraad
Ina maxamad Cilmi Habane
Rashiid Xasan Axmad
Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janatul Fardowsa.
Hadii aan nahay maamulka shabakadaha warsanmag iyo alnuur Suleymaan Cabdi Dugsiiye iyo Maxamad Cusmaan Dhirane waxaan u diraynaa tacsi tiiraanyo leh reer Cabdi Ibrahim Xaaji Xussen (Fanah) iyo dhamaan reer Ibrahim Xaaji Xussen, ehelka iyo qaraaboba anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid allaha u naxariistee MUSTAFA CABDI IBRAHIM (FANAH. Waxaan Ilaaha qaadirka ah uga baryaynaa inuu naxariistii jano siiyo kana waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena Allaha inaga siiyo samir iyo iimaan.
AAMMIINN