Tacsi ka socota Reer Yussuf Adan Ibrahim
inaalilaahi wa inaa ilaahu raajicuun.
Anagoo ah Sahardid Shale Yussuf waxaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa ayeydey oo ku geriyootey xerada qaxootiga ee Xagardhera tariqdu markey aheyd 24/01/2010, eheladii iyo qarabadii eyka baxay ayeeyo Xalimooo.
Waxaan tacsi udirayaa dhamaan carurteeda iyo Qarabadooda oo kala jogan Kenya,USA,UK,South Africa iyo Somalia.
waxa tacsiga dirayo:
Abo Shale Yusuf
Hoyo Cibado macalim
Ahmed Saxardid Shale
Yussuf Abdisayid
Abdi dhux
Maxamed
Qadro
Faisal iyo dhamaan carurtooda