Dulkii qarniga 21aad la helay ee aan dad lahayn

waxaa hubaal ah intariikhda tagani inay qorayso dhul aan dadlahayn oo qarnigan aan kujiro ee 21 lahelay dhalkaas oo ah dhul aad ubaxad wayn oo leh khayraad dabiici ah waa dhul bad iyo bari kuwanagsan dhulbeeredba leh dhulkas oon habayaratee cid mulkigeeda lihi ama difacata aan lahayn dhulaasi waa dhulka u dhaxeeya gabilay ilaa lowyacado oo ah xuduuda djibouti qarnigan 21 iyo kobaad waxaa la isu haystaa dhulkii dadka lahaa wabase fursad dahabi ah dhul aan cidi lahayn oo lahelo waqtigan xadirka ah

Wasiirada ku abtirsaada buni axmed kii lasameeyay 1988 waxay shalay saxiixeen dhul xeebeedka gobolka salal ee aan dadka lahayn kasi oo mulkiyadiisa aay ku wareejiyeen dawlada jaarka ee djibouti dhulkan oo lahayn dadkii dagaan ahaan kasoojeeday amase tariikh ahaan ku abtirsan jiray boqortoyadii katalin jirtay dhulkaas ee awdal inbayer amase isir ahaan kasoo jeeda tafiirta sheekh samaroon siciid raximahulaahu tacalaa wasiirada bini axmedkii 1988 ku waxay yimadeen magalo madaxda tariikhiga ah ee saylac

imanshaha wasiirada bini axmad kii 1988 waxay ugogol xadhayeen ugaaska ayshac oo larabo in loo soo tahriibiyo saylac halkaas oo uu jantay in lagu caleema saro ugaaska ayshaca fursada dahabiga ah ee aay heleen wasiirada bini axmadka iyo manlaawe rayaale waxay noqotay kala jabnaanta beelwaynta samaroon siciid ee noqotay dab iyo dhagax laysuma dhuf tee kala dhawrayda waxaa hubaalha in aanu sinaba ku wareegin dhilka karamaysan ee beesha samaroon ee saladiintoda iyo siyasigoodu iibiyeen mustaqbalkana aay dhalinyarta beeshu uguntan doonto soodhicinta dhulkani tariikhiga ah

waqtigan xasaasiga ah ee aay beesha samaroon kala qaybsantahay waxuu fursad dahabiya siiyay wasiirada bini axmedkii 1988 iyo manlaawe rayaale oo noqday liijoneer calooshii u shaqaysta ah suaasha iswaydiinta mudani waxay rahay aaway dhalin yartii beeshu ??waxa hubaal ah in maanta aay wada dareensan yihiin inta caqliga usaxiibka ah inaanay beesha samaroon aanay nabadi uhiilin karin manta beesha samaroon waligeedba labad dhibtay ugaysato waxay kagasoo kabtaan gumaca rasaasta iyo qaca baruuda sideedaba beesha samaroon qaaca baruudu way uhiilisaa nabadise uma hiiliso

gunanadkii waxaan oran lahaa qurbajoogtu beesha samaroon hakubooriyaan hana kutageeran dhalinyarta dalka jooga ee skulada iyo jamacadaha kujirta inay qalinka dhigaan mudo 6 bilood ah oo aay hubka qataan si aay u iftiimiyaan sharafta beesha ee godka kusoo dhacaysa iyo dulaanka bini axmedkii 1988 ku uu kawado bulka barakaysan ee awdal enpaer sharafta iyo karamada beeshu waxay kujirtaa qori afkii ee dhalinyartu ha istagto sida ugu dhaqsaha badana ha isu hortagan ugaaska aayshaca bodhlay lagasoo tahriibinayo

by farhan adan warsame
adwarsam1@yahoo.com



Comments

There are no comments yet. Be the first !

Leave your own comment!