Hambalyo iyo boogaadin ka socota Xaaji Maxamad C/llahi Xaaji Obsiiye

Marka ugu horeysa Ilaahay ayaa mahad leh, mar labaadka waxan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Eng.Mohamed Talyani oo dalkiisa iyo dadkiisaba u horseeday tallabo ku dayosho leh; taas oo ah Warshadda Cosmetics ka ee uu ka hirgeliyey Gobolka Awdal magaalada Borama.

Waxa kale oon Websiteka Alnuur ku bogaadinayaa sida ay u dhiirigelinayaan cid kasta oo tallaabo wax qabsi ku mashquulsan, gaar ahaan dalka iyo deegaanada ay ka soo jeedaan.-Congratulation to Eng.Mohamad

Mohamed Abdullahi Haji Obsiyeh



Comments

There are no comments yet. Be the first !

Leave your own comment!