Tacsi ku socota reer Xaaji Dahir Aw Cilmi

Inna lilaahi wa inna ilayhi Raajicuun

Anaga oo kala ah:

Abdi Barkhad Ismail iyo xaaskiisa
Mako Jaamac
Ali Jaamac
Hassan Ibrahim khaireh iyo Xaaskiisa i
Abdillahi Shoodhe iyo xaaskiisa …

Waxaan tacsi u direynaa:

Haaji Dahir aw Cilmi, Ahmed Haaji Dahir Elmi, Wasiirka warfaafinta ee Somali Land
Caydiid Xaaji Dahir aw Cilmi ( London )
Saeed Haji Dahir aw Cilmi ( Canada )
Hussein Haji Dahir ( Canada )
Abdi Haji Dahir (U.S.A)
Kaltoun Haji Dahir
Faaisal Haji Dahir
Iyo Dhamaan inta kale ee ilma Haaji Dahir ee aanay magacoodu halkan ku qoreyn.

Annaga oo ka tacsiyadaynayna, Geerida ku timid : Khadra Haji Dahir, shalay Sabtidii, Feb.27,2010, magaalada Borama:

Waxaan ilaahay uga baryanaa inuu u naxariista Janadana ku waraabiyo aheladeedina samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Maamulka shabakadaha alnuur iyo warsanmag Suleiman Abdi Dugsiye iyo Mohamed Osman Dirane waxay tascsi u dirayaan dhamaan ilma Xaaji Dahir, ehelka iyo qaraababa anaga oo Ilaaha qaadira uga baryayna inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimana inaga siiyo dhamaanteen.

AAMMIINN



Comments

There are no comments yet. Be the first !

Leave your own comment!